NIEC

  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon

Mogadishu, Somalia

niec.so
Civic & Social Organization

NIEC Reviews | Rating 3 out of 5 stars (5 reviews)

NIEC is rated 3 out of 5 in the category civic & social organization. Read and write reviews about NIEC. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka -------------------------------------------------------------- National Independent Electoral Commission Aragtida Hiigsigeenu waa dhisidda aaminaada iyo kalsonida ay Umadda Soomaaliyeed ku qabi karaan habka doorashooyinka taas oo ku imaanaysa yagleelidda qaab maamuleed Lagu fulinaayo doorasho xor ah, sinnaan iyo doorasho lagu kalsoonyahay. Hiigsiga Guddiga waa Hay’ad madaxabanaan oo dhiirigalisa ilaalisana hamiga Ummadda Soomaliyeed Si aay ku gaaraan nabad joogta ah,midnimo iyo demoqaraadiyad marka la abaabulaayo Lana ilinayana nooc kasta oo doorasho ah si ialaxisaabtan iyo daahfurnaan leh sida uu Qeexayo Dastuurka. Ujeeddooyinka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranku (GMDQ) waxa uu ku mitidayaa demoqaradiyadda dorashada iyo helidda is aaminaadda danwadaagta marka lagu guda jiro habka doorashooyinka taas oo loo maraayo wadatashi oo aay hogaaminayso mabaadii’da soo socota: Dhexdhexaadnimo; Daacadnimo; Islaxisaabtan; Daahfurnaan; Ka qayb qaadasho; Wax ka qabashada baahida; Ixtiraam; U dhahmaansho; Joogteyn;

Address

N/A

Company size

201-500 employees

Headquarters

Mogadishu, Banaadir

Founded

2015

Open hours

...
There is no reviews yet about NIEC, be the first to write a review and give your rating to NIEC
Write review Claim Profile